Buuhoodle (HM ) Waxaa magaalada Qararo oo hoostagta Degamada Danood ee Gobolka Doollo ee Dawlad Deegaanaka Soomaalida Itoobiya ka socda Horumar kala duwan, oo ay Hormuud u yihiin Qurbajoogta kasoo Jeeda deegaankaasi.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxaa ka socda dhismaha Machad Imaamu Bukhaari, oo horay u dhagax dhigay Sh. Maxamed Cabdi Umal, Waxaana gacanta ku haya oo dhisaya Qurbajoogta deegaaanka.
Dhinaca kale deegaanka Qararo ka socda Dhismaha Dugsi sare oo Maraya Mee-gagobo gabo ah, Waxaana ka hadlay Waxgaradka , Culimada iyo Bulshada Deegaanka.