Hargeisa ( HM) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa gaadhey magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya.
Waxaao garoonka diyaaradaha Addis-ababa uu kusoo dhaweeyay wasiirka maaliyadda dawladda federaalka Itoobiya Axmed Shide.
Muuse Biixi ayaa lagu wadaa inuu kulankii ugu horeeyay la yeesho Raysal wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed.