Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid ee Somaliland ayaa Maanta Dhaliilihii Ugu Cuslaa u Jeediyey Xukuumada Somaliland ee uu Madaxda ka Yahay Muuse Biixi iyaga oo ku Dhaliilay inuu Cid Gaar ah Siiyey Mashiircdii Somaliland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Madaxwaynaha Maamulka Somaliland ayaa Mudooyinkii ugu Danbeeyey Wajahaya Dhaliilo Culus oo is Daba Joog ah kuwaas oo loo Soo Jeedinayo.