Magaalada xidhxidh ee oo ka tirsan Gobalka Sool waxaa ka soconaya Shirweynaha Beesha Maxamed Garaad Bahararsame,shirka oo ay beel weynta Bahararsame sheegtay in ay aayaheedda kaga tashanayso,waxaa ka qayb galaya boqolaal madax dhaqameed ah iyo Siyaasiyiin ku abtirsada Beeshaas
Cali Khaliif Galaydh ayaa kamid ah Siyaasiyinta fadhiya madasha,iyo waliba Garaad Jaamac Garaad Cali.