Baashe Cali Jaamac oo Horey uga soo noqday Wasiirka Biyahah Maamulka Somaliland, oo Warbaahinta maanta kula hadlay Hargeisa ayaa Weerar ku Qaaday Muuse Biixi iyo Xukuumadiisa, Wuxuuna ka hadlay arimo kala duwan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
“Wadahadalkii Khaatumo iyo Kuwii ka horeeyay Muhiim ayay Ahaayeen, Balse Sida ka muuqata Xukuumadda Cusub waa mid ka maarantay Heshiiskii Nabadda, Hadana ka Doortay Colaad iyo dagaal, oo waad aragtaan Duulaanka Tukaraq “ Ayuu yidhi Baashe.