Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cali C/laahi Cosoble oo maanta yidhi Hadaan Maamul goboleedyada nahay waa nasugaysaa dhisida Khaatumo State Yaan la ilaawin waana soo socota Marka Galmudug & Hiirshabeela Aan Ognahay Sida Lagu Dhisay Dhinaca kalena Ay Taagan Yihiin Jubboland & Putland Khaatumona Ay Nasugayso Gobolka Banaadir Dadki iska laha Waa inay Dhistaan Dawlad ayuu yidhi madaxweynaha Hirshabeele,