Cabdiwaaxid C.laahi Khaliif oo ku sugan Dalka Ingriiska ayaa sheegay inuu Madax ka yahay Gudiga Wadahadalka Dawlada Soomaaliya iyo Kooxda Al-shabaab.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Ugu horayn waxaa wax laga waydiiyey Sababta ku dhalisay Fikradan, Sida Dawlada iyo Kooxda Xagjirka loo Wadahadalsiin Karo, Wuxuuna sheegay inuu Wakhti dheer kusoo jiray arimaha Xal u helida Xaaladaha Soomaaliya.
Kooxda Al-shabaab ayaa ka mid ah Caqabada ugu wayn ee Xiligan hortaagan Dawlada Soomaaliya, iyadoona ay kala Kulanto Weeraro iyo dagaalo toos ah.
Wararka Horufadhi.com