Fadeexad ayaa Hadhaysay Warbaahinta ku Hadasha Afka Maamulka Somaliland Waxaana Maanta Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta Maamulka Somaliland Sheegay in Qalab La aan Baahsani ka jirto Xarunta Tv-ga Somaliland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Hadalkan kasoo Baxay Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta Somaliland ayaa Ceeb iyo Fadeexad ku ah Maamulka Tv-ga Somaliland Waxaana in Badan Musuqmaasuq Lagu eedeeynayey Wasaarada Warfaafinta Somaliland
