Muqdisho (HM)-Waxaan halkan idiinka soo gudbinaynaa warbixin kusaabsan wasiirka arrimaha dibada dalka Turkiga oo la kulmay Hal-abuurkii yaraa ee Guuleed Cabdi kaasoo gaadhay Turkiga kadib diyaarado uu sameeyay isaga oo ku sugan Buuhoodle.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
