WARARKA SOOMAALI

Daawo:Waxgaradka Deegaanka Goljano oo Gurmad deg deg ah ku baaqay iyo Xaalad adag oo ka taagan-Video

Kulan Balaadhan oo ay Deegaankaasi Goljano Ku Yeesheen Waxgaradka Deegaankaasi Gaar ahaan Cuqaaasha iyo Culumada Deegaankaasi Ayey Fariin Waxay haatan ugu Direen Guud ahaan Dadka Islamka ah Gaar ahaan Ha,yada Islamiga ah Waxayna ugu Baaqeen in Deegaankaasi La soo gaadhsiiyo Gurmad gaar ahaan Qoysaska Barackayaasha ah ee Halkaasi Degan.

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Deegaankaasi Goljano Ayaana Kamid ah Deegaanada uu Dhawaan ka Dilaacay Xanuunka Shuban Biyoodku Waxaana Deegaankaasi haatan ku sugan Dad faraban Kuwaasi oo Guud ahaan Qaarkood Xoolihii ay Ka Dhamaadeen una Baahan in Loo Fidiyo Gurmad Deg Deg ah.

SOMALI NEWS

To Top