WARARKA SOOMAALI

Daawo- Xaglatoosiye oo ka hadlay sababta uu Baabul Camey ugu diidey Cusbitaalka Daryeel+Booqashadiisa Bukaanada-VIDEO.

Salebaan Ciise Xaglatoosiye oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Buuhoodle ayaa ka Hadlay Xaalada Guud ee Deegaanka Buuhoodle Gaar ahaan Cudurka Shuban Biyoodka oo Dhawaan ka Dilaacay Buuhoodle iyo Deegaanada Hoos Yimaada.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

 

Dhawaan bay ahayd Markii Magaalada Buuhoodle uu soo gaadhay Madaxwayne Kuxieegnaka Puntland Camay Kaasi oo Maanta Dib uga Laabtay Magaalada Buuhoodle” Waxana uu Ku Laabtay Magaalada Garowe oo Horay Safarkiisa uga Yimid Waxana Gobolka Haatan Ku sugan.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top