WARARKA SOOMAALI

Vedio” Samafale Ahmed Xariir Gaas oo Deeq Gaadhsiiyey Isbitaalka Buuhoodle

Samafale Ahmed Xariir Gaas Ayaa Deeq Isagu Jira Daawo Gaadhi Anbalaas ah iyo Biyo Gaadhsiiyey Isbitaalka Daryeel ee Magaalada Buuhoodle Halkaasi oo Haatan Lagu Daawaynayo Dadka uu soo Ritay Xanuunka Shubanka oo Dhawaan ka Dilaacay Buuhoodle..

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Samafale Ahmed Xariir Ayaana Deeqdaasi Ku Wareejiyey Maamulka Isbitaalka Dhexe ee Magaalada Buuhoodle Waxayna Maamulku ka Mahad Celiyeen Deeqdani Xiligan soo gaadhay.

SOMALI NEWS

To Top