WARARKA SOOMAALI

VEDIO” Hosbitaal Cusub oo Loogu Magac Daray Caafi oo Buuhoodle Laga Furay iyo Garaad Abdirisaaq Garaad Soofe oo Xariga Ka Jaray

Magaalada Buuhoodle Waxaa Laga Furay Isbitaal Cusub Kaasi oo Deegaanka Buuhoodle ay Ka Hir Galiyeen Qaarkamid ah Dhakhaatiirta Buuhoodle Hosbitaalkaasi Ayaana Loogu Magac Daray Caafi Waxana Lagu Casuumay Furitaankiisii Golaha Dhaqanka ee Buuhoodle.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Ugu Horay Waxaa Halkaasi Ka Hadlay Dr Abdisalaan Maxamuud Barkhadle oo Faah Faahin Dheeraad ah Ka Bixiyey Furitaankii Hosbitaalkaasi Caafi ee Deegaanka Laga Furay” Kaasi oo ah Mid Loo Dhameeyey Guud ahaan Qalabkii Caafimaad.

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top