WARARKA SOOMAALI

VEDIO” Boqor Abdilaahi Dabagooyye oo Ka Hadlay Dilkii Ceegaag Ka Dhacay iyo Isimo Halkaasi Gaadhay

Wararka Ka Imaanaya Degmada Ceegaag ayaa Ku soo Waramaya in Xaalada Deegaankaasi ay Haatan Degantahay Waxana Halkaasi Haatan Ku sugan Salaadiinta Buuhoodle oo Horkacayo Garaadka C/risaaq Garaad Soofe iyo Qaarkamid ah Cuqaasha Deegaanka Buuhoodle.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Dhinaca Kale Boqor Abdilaahi Ahmed Cali oo aan Talefoonka Kula Xidhiidhay Ayaa Tacsi u Diray Qoyskii uu Ka Geeriyooday Alle Ha u Naxariistee Marxuun Daahir Aflahaar oo Xalay Lagu Dilay Degmada Ceegaag ee Buuhoodle.

 

Cali Dhagjar

Buuhoodle

 

EMAIL: [email protected]

 

 

SOMALI NEWS

To Top