WARARKA SOOMAALI

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ka hadlay kulankii dhexmaray Muuse Biixi-Sawiro

JIGJIGA ( HM) -Ra’iisul Wasaare dalka Itoobiya Abi Axmed ayaa sheegay inuu maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha maamulka Somaliland Mudane Muse Biixi Cabdi iyo wafdihiisa.

Masuuliyiinta Labada dhinac waxay ka wada hadleen oo ay ku heshiiyeen qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin xoojinta nadaba dadkooda xiriirka labada dhinac ; in la xaqiijiyo amniga dadka Itoobiyaanka ee ku sugan Somaliland kana shaqeysta lagana shaqeeyo arrimaha midnimada iyo nabadgelyada.

Mudane Muse Biixi Cabdi waxa uu qiray in tallaabooyinka ay sameeyeen Ra’iisul Wasaaruhu Abiyi in u marayo is dhex galka iyo isu socodka gobolka waxaana uu aqbalay baaqa Ra’iisul Wasaaraha si loo sii xoojiyo xidhiidhka u dhexeeya xiriirka u dhexeeya maamulka Somaliland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Sidaa awgeed, heshiisyo ayaa la sameeyey si loo fuliyo wadahadallo hal-hal iyo mid ah mustaqbalka. Marka laga soo gabagabeeyo kulamada wadahadalkooda, labada dhinac waxay sidoo kale ka wada hadleen isticmaalka dekadaha iyo xidhiidhada dhaqaale ee kale.

AKHRISO WARBIXINTA LASOO DHIGAY BOGGA RW. ABIYE

Prime Minister Abiy Ahmed received at his office today the President of the Somaliland Administration H.E. Muse Bihi Abdi and his delegation. The two parties discussed and agreed on a number of key points including strengthening their people to people relations; ensuring the wellbeing of Ethiopians in Somaliland and working in unison on matters of peace and security. H.E. Muse Bihi Abdi acknowledged the strides being made by Prime Minister Abiy towards regional integration and accepted the Prime Minister’s call to further strengthen the close working relationship between the Somaliland Administration and Federal Government of Somalia. Relatedly, agreements have been made to undertake one-to-one and bilateral discussions in the future. In concluding their discussions, the two parties also discussed on ports utilization and other economic ties.

SOMALI NEWS

To Top