WARARKA SOOMAALI

Puntland oo ka hadashay dilal ka dhacay deegaanadeda-Akhriso

Garoowe (HM)-Maamulka Puntland ayaa ka hadlay dilal ka dhacay deegaano ka mid ah Puntland iyadoo qoraal ay soo saareen xafiiska difaacaha xuquuqda aadanaha Puntland.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa waxaa lagu sheegay Xafiiska Difaacaha uu Isha ku haayo dilka gabdha Meydkeeda laga helay Boosaaso iyo dilka kaaliye ka tirsanaa Maxkamadda Ciidamada Puntland.

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa ka codsaday laamaha amniga inay baarirtaano dhab ah ku sameeyaan falalkii ka dhacay Garoowe iyo Boosaaso, iyadoo la ilaaliyo xuquudka qofka lagu tuhmayo inuu falalkaas ku lug lahaa.

Halkan ka aqriso qoraalka ay soo saareen guddiga difaacayaasha;

SOMALI NEWS

To Top