WARARKA SOOMAALI

Magaalada Dhuusamareeb oo magacii la badelay iyo Madaxweyne Farmaajo oo magac cusub u bixiyey.

Gaalkacyo ( HM ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaca ka badalay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug .

Madaxwyanaha oo Arintaasi ka hadlaya ayaa sheegay in magaalada hada wixii ka dambeeya magaceeda la dhaho [Samareeb].

“Shirkii Dhuusamareeb2 waxaa la ii keenay soo jeedin la iyir magaaladaan waa magalo Taariikhi ah magaceduna waa magac ka duwan magacyada magaalooyinka Soomaalida marka si aan u casriyeyno magaca magaalada waxaa madaxweynuha iyo Masuuliyiin badan iga codsadeen inaan ugu dhawaaqo magac kale oo la yiraahdo Samareeb” Ayuu yidhi Madaxwayne Farmaajo.

Horufadhi News

SOMALI NEWS

To Top