Gaalkacyo ( HM ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaca ka badalay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug .
Madaxwyanaha oo Arintaasi ka hadlaya ayaa sheegay in magaalada hada wixii ka dambeeya magaceeda la dhaho [Samareeb].
“Shirkii Dhuusamareeb2 waxaa la ii keenay soo jeedin la iyir magaaladaan waa magalo Taariikhi ah magaceduna waa magac ka duwan magacyada magaalooyinka Soomaalida marka si aan u casriyeyno magaca magaalada waxaa madaxweynuha iyo Masuuliyiin badan iga codsadeen inaan ugu dhawaaqo magac kale oo la yiraahdo Samareeb” Ayuu yidhi Madaxwayne Farmaajo.
Horufadhi News

