WARARKA SOOMAALI

Madaxwayne Kuxigeenka Khaatumo Caano Nuug oo Gurmad Biyo Dhaamin ah u Diray Deegaano Buuhoodle Hoos Yimaada

Madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Khaatumo Maxamuud Abdilaahi Cali Ayaa Deeq Isagu Jirta Biyo iyo Raashin u Diray Deegaano Hoos Yimaada Buuhoodle oo Xiligan Abaaro iyo Cunto Yaraan Laga soo Sheegayo iyo Waliba Colaado.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Khaatumo oo Halkaasi Ka Hadlay Ayaa sheegay in Maamulka Khaatumo Garabtaagan Yahay Guud ahaan Shacabka Deegaanada Khaatumo Xiligana Deegaanadaasi La Gaadhsiinayo Gurmadaasi Biyaha ah iyo Raashinka.

SOMALI NEWS

To Top