WARARKA SOOMAALI

Imaaraadka Carabta iyo Bahrain oo heshiis rasmi ah la gaadhay Israa’il.

Muqdisho (HM)-Imaaraadka Carabta iyo Bahrain ayaa goor dhawayd heshiis rasmi ah Israa’il kula gaadhay aqalka cad ee dalka Mareykanka.

Weftiyo culus oo sadexda dal ka socda ayaa saxiixay heshiiska nabadeed oo rasmi ah, waxaana goob joog ka ahaa Madaxweynaha Maryekanka Donald Trump, oo isagu gadh-wadeen ka ahaa xidhiidhka dhexmaray dalalkan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Donald Trump ayaa sidoo kale sheegay in dalal uu Sucuudiga oo uu la hadlay kamid yahay ay saf ugu soo jiraan inay xidhiidh la yeeshaan Israa’il.

Horufadhi News

SOMALI NEWS

To Top