Buuhoodle (HM)-waxaan halkann idiinka soo gudbinaynaa warbixin ku saabsan sagoontin balaadhan oo Magaalada Buuhoodle loogu sameeyay Guleed oo ah wiilkii yaraa ee Buuhoodle kusoo bandhigay Hal-abuurka cajiibka ah ee Diyaaradaha kala duwan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
