WARARKA SOOMAALI

Guddoomiyaha G/Banaadir iyo wafdi la socday oo ka dhoofay Magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Finish) ayaa maanta safar uga ambo baxay Caasimadda ah ee Muqdisho.

Cumar Finish ayaa u ambabaxay Magaalada Konyo ee Dalka Turkiga, halkaas oo la sheegay in uu uga qeyb gali doono shir muhiim ah oo ku saabsan horumarinta iskaashiga magaalooyinka Muqdisho iyo Konya.

Guddoomiye Cumar Filish ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Turkiga ayaa waxaa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda hoose ee Gobolka Konya, isagoo kala hadli doona Arrimo ku aadan horumarinta.

Guddoomiyaha G/Banaadir iyo wafdi la socday oo ka dhoofay Magaalada Muqdisho
To Top