WARARKA SOOMAALI

Dr. C.raxmaan Xaashi oo si adag uga hadlay boobka xooggan ee lagu hayo khayraadka Soomaaliya-Video

Laascaanood  ( HM)– Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi waa Dhaqaaleyahan iyo Khabiir maaliyadeed oo la shaqeeyey in ka badan 30 sano hay’adaha dhaqaalaha iyo Lacagta Aduunka ee World Bank iyo IMF .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sidoo kale Dr.  Xaashi soo noqday Wasiirkii hore ee Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda Soomaaliya , Hadana Waa hoggaanka Xisbiga Badbaado Qaran .

Dr. Xaashi Wuxuu siwayn Waraysigan oo Xiiso badan uga hadlayaa Boobka Khayraadka dalka ee shirkadaha shisheeye, Khatarta Shirkadaha qandaraaska ku haysta baarista Shiidaalka Soomaaliya, musuqmaasuqa sii xumaanaya, arrimaha doorashooyinka Iyo himiladiisa siyaasadeed kaga bogo waraysigan oo daljir uu siiyey.

Horufadhi News

SOMALI NEWS

To Top