Muqdisho ( HM)-Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Dood Xiiso badan oo Arimaha Doorashooyinka dalka ku saabsan, Taasi oo ay ka Qayb galeen Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyadda Soomaaliya iyo Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha C.raxmaan Odowaa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dooda oo ah mid Xiiso badna ayaa waxaa Daadihinaya Wariye Saleebaan Xaashi.