WARARKA SOOMAALI

Dhagayso:-Mowjado Qaraxyo ah oo ka dhici kara Muqdisho oo laga digay.

Muqdisho ( HM ) Waxaa sii kordhaya digniinaha ay bixinayaan khubarada amni ee tilmaamaya in magaalada Muqdisho maalmaha soo socda ay wajahi karto weeraro Argagixiso oo la mid ah kii lagu qaaday hotelka Elite ee magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Khubarada dhinaca amniga ee wax badan kasoo shaqeeyay dhinaca amniga ayaa tilmaamay in haddii aan xal loo helin arrimaha is-mari waaga siyaasadeed ee doorashooyinka in Muqdisho marti gelin doonto weeraro khasaarooyin badan ka dhasha, iyadoo argagixisada ay beegsan doonaan goobaha shacabka iyagoo ka faa’iideysanaya siyaasadda cakiran ee heshiiska lagu aheyn.

Jen. Cabdiraxmaan Tuuryare, oo ah taliyihii hore ee NISA ayaa qaba in DF ay ka gaabisay dhinaca amniga, gaar ahaan howlgalka ka dhan.

Horufadhi News

SOMALI NEWS

To Top