WARARKA SOOMAALI

Daawo:Xanuunka Shuban Biyoodka oo Tirada 5 Qof ku Dilay Degaanka Farjano ee Gobalka Cayn iyo tiro kale oo-Video

Widhwidh Deganaka Farjano Ee Gobolka Cayn Ayaa Waxaa Kadilaacay Xanuunka Shuban Biyoodka Yadoona Ay Xanuunkaasi Udhinteen 5 Qof Halka 40 Kalena Ay Ujiifaan Oo Halis Yihiin Mudanba Waxaa Siweyn Gobolka Cayn Uga Jiray Xanuunkaasi Shuban Biyoodka Yadoona Ay Dhinteen Boqolaal Dad Ah Halka Boqolaalna Ay Ujiifaan

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Odayaasha Iyo Waxgaradka Deganka Farnajo Ee Gobolka Cayn Ayaa Waxay Baaq Udireen Umada Islaamka Oo Ay Kacodsadeen In Gurmad Lala Soogaadho Maadaama Xaaladu Ay Tahay Mid Marba Marka Kadanbaysa Kasiidaraysa

Dhinaca Kale Waxaa Gurmad Kooban Lasoogaadhay Degankaasi Laamaha Kala Ah SRO Bisha Cas Manhal Jamacada Nugaal Timam Kasocday Buuhoodle Yeyele Iyo Ceegaag.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top