WARARKA SOOMAALI

Deg Deg:-Soomaliland Caare oo ka hadlay dagaalka uu kula jiro maamulka Muuse Biixi una dhaartay Nuux Taani-Video+Waraysi

Laascaanood (HM)Hor joogaha Jabhadda la magac baxday Dulmi-diid ee ka dagaalanta Gobalka Sanaag Korneyl Siciid Caare ayaa waraysi uu saaka siiyey idaacadda VOA waxaa uu uga hadlay arrimo badan isaga oo ku adkaystay dagaal ka dhan ah maamulka Muuse Biixi kana jawaabay eedii Nuux Taani.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top