WARARKA SOOMAALI

Daawo- Muqaal dhamaystiran- Waftigii Maraykanka ahaa ee ka degen Buhodle & Soodhaweyntii MD Galaydh-VIDEO.

Waftigan oo ka socda Dalweynaha Maraykanka iyo Norway ayaa goordhawayd oo casar liiqii ah ka degay magaalada Buuhoodle ee xarunta Khaatumo State, waftigan oo ahaa mid miisaan cults leh ayna ka mid yihiin Senatoro, Madaxda Hay’adaha dunida ugu waa weyn sida, FAO, WHO, USAID, UNESCO, UNICEF, UNDP iyo kuwa kale ayaa gaadhay Buuhoodle, ka dib dedaalo socdey bilooyin fara badan oo madaxweynaha Khaatumo waday sidii gadoonka deeqaha caalamiga ah looga saari lahaa deegamada Khaatumo, taasoo ay geliyeen maamulada hareeraha ah ee cadowga ah Puntland iyo Somaliland. Wafa soo dhaweeyey madaxweynaha Khaatumo, Gudoomiyaha barlamaanka, wasiiro, Xildhibaano iyo xubno kale.

HALKAN KA DAAWO…..

Waxay sheegeen waftigan inaysan sadexda maalmood seexan doonin, ayna u guurgelidoonaan xaalada adag ee deegaanada Khaatumo, ayna yihiin SAHAN.

Ali Osman Yuusuf{Dhagjar}

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top