Xubanaha Maamulka Khaatumo ee wada hadalka soomaliland uga qayb galaya Dalka Jabuuti baladhan oo ay ku yeesheen Caasimadda wadanka Jabuuti ayaa waxaa ay tacsi Tiiraanyo leh u direen Geeridii ku timi wasiirkii Hore ee arrimaha Gudaha Maamulka Khaatumo Marxuum Yaasiin Axmed Sulub.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
