WARARKA SOOMAALI

Daawo:Xoghayaha Dowladda Hoose Garoowe oo sheegay in uusan Kufsan Gabadh Burco ka timid iyo sababta arrintan-Video

Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Garoowe maamulka Puntland Cabdiqafaar Cabdiraxmaan ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalo iyo qoraal fadeexad ah oo dhawaan lagu faafiyey baraha ay Bulshadu isticmaasho iyo qaar kamid ah warbaahinta deegaankaas.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Xoghayaha Dowladda Hoose ee maamulka Garoowe ayaa warka laga faafiyey oo ah in uu kufsaday isla markaana tacdi iyo Jirdil xoogan kula kacay Gabadh Burco ka timid oo Garoowe usoo raadsatay Baasaboor.

Wararka Horufadhi.com

SOMALI NEWS

To Top