WARARKA SOOMAALI

Daawo:Wasiirka Kalluumaysiga Somalia oo ku dhawaaqay Qorshe looga faa,iidaysan doono Khayradka Badda Somalia-Video

Gudiga Kheyraadka Golaha Shacabka ayaa kulan la yeeshay Madaxda Wasaaradda kaluumeesiga iyo Kheyraadka Badda ee Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda  Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi ayaa Tilmaamay inay Wadaan Qorshe ku aadan Sidii Bulshada Soomaaliyeed uga Faa’iidaysan lahayd Khayraadka Badda, Wuxuuna sheegay Arimaha Sharciyada iyo Heshiisyada Dunida lala gelayo inuu Baarlamaanku Ansixiyo.

SOMALI NEWS

To Top