Wasiirka Cusub ee Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa ka hadlay Xilka Cusub ee Raysal wasaare Xasan Cali Khayre u magacaabay.Wasiir JUXA ayaa sidoo kale waxaa uu uga mahad naqay madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo kaalinta uu ka qaatay in ay halkan ymaadaan.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
