WARARKA SOOMAALI

Daawo:Warbixin Xasaasi ah,muxuu Dastuurka Soomalia ka qabaa Dhiibista Qalbi Dhagax iyo arrimo cusub oo soo shaac baxay-Video

Iyadoo dhowaan Dowladda Soomaaliya ay Itoobiya u gacan gelisay Cabdikariin Qalbi Dhagax oo ka tirsanaa Jabhadda ONLF ayaa arrintaas waxa ka dhashay buuq farabadan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Haddaba waxan halkan idin kugu soo gudbineynaa Warbixin Xasaasi ah oo ku saasban waxa Dastuurka Soomaaliya iyo Sharciyada Caalimiga ah ay ka qabaan Dhiibista Qalbi-dhagax.

SOMALI NEWS

To Top