WARARKA SOOMAALI

Daawo:Sucuudiga oo Dan daansi Dagaal bilaabay iyo Militerigii ugu Badnaa oo Dhoolatus soo Bandhigay Riyaad-Video

Dalka Sacuudiga ayaa tijaabinaya awoodiisa militeri xili khilaaf xoogan uu kala dhaxeeyo dalka Qatar.

Militeriga Sacuudiga ayaa si weyn waxaa ay dhoolatus ugu sameeyeen magaaladda Riyaad iyadoo sidoo kale dalkaas uu soo bandhigayo awoodiisa ciidan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top