WARARKA SOOMAALI

Daawo:Soomaaliya Boobka Xooggan ee lagu hayo Hantida Ma guurtada ah ee Umadda iyo Warshadii Sonkorta ee Isnaay Biyaaso-Video

Inkastoo qalab shaqeeya aanu ool ayaa hadana waxaa Boob lagu hayaa haraadigii Warashadda Sokorta ee Isnaay Biyaaso, waxaana warshaddan ay ahayd mid qalabkeeda qaar ay badbaadeen.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Sida muuqaalkaan aad ku arki kartaan waxaa maalinba maalinta ka dambeysa la furanayaa birihii Warashadda iyo sidoo kale dhagxaantii adkeyd.

Waa arrin dabo-jar ku ah dhaxalkii ay inooga tageen dadkii inaga horreeyay iyo dowladda dhexe

SOMALI NEWS

To Top