Boqolaal Kamid ah shacab weynaha magaalada Hargeisa ayaa fagaare lagu Tukado salaadaha Ciidaha iyo Roobdoonta isugu Soo Baxay kuwaaso isugu jira Rag iyo Dumar .
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Dadkan ayaa waxaa ay ka cabanayaan Sixir iyo IL waxaana Casharinaya Shiikh Reer Boosaaso ah.
![](https://horufadhimedia.com/wp-content/uploads/2021/12/logo2-3.jpg)