Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa go’aan cad ka qaatay sida Xukuumada uu Hogaamiyo ay uga Go’antahay inay maamulka Somaliland ku Qanciso midnimada Soomaaliya.Dhinaca kale waxaa Arinkaasi Kasoo Jawaabay Xubno u hadlay maamulka Somaliland.