WARARKA SOOMAALI

Daawo:Qaabkii Shacabka Laascaanood uga qayb qaateen Baroor diiqda Dadkii Qaraxii Muqdisho iyo Boqolaal Shacab ah oo-Video

Shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa Maanta Isku soo bax ay sameeyeen ku muujiyeen Dareenkooda ku aadan sida ay uga Xunyihiin Qaraxii dadka badan ay ku Nafwaayeen ee ka dhacay magaalada Muqdisho 14-kii Bishan aynu ku jirno.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Bulshada ayaa wax laga Xumaado ku tilmaamay dhibaatooyinka Daba dheeraaday ee dalka, waxayna ku baaqeen in Gacmaha la is qabsado oo laga hortago Falalka Noocaasi ah, Islamarkaana aysan ku ekaanin Cambaaryan oo keliya

SOMALI NEWS

To Top