WARARKA SOOMAALI

Daawo:Mudaharaadkii ugu Balaadhnaa oo ka socda Hargeysa iyo Xaaska Siilaanyo oo Ciidan u adeegsatay Dad Shacab ah-Video

Waxaa maanta magaaladan Hargeysa ka dhacay Mudaharaad Balaadhan kaas oo ay soo qaban qaabiyeen Shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa oo aad uga gadooday isla markaana ka cadhooday Kadib markii xubno ka socda Xisbiga Kulmiye oo Ciidan wataa ay Burburiyeen Guryo Dad shacab ah.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Guriyaha La burburiyey isla markaana ay arrintan banaanbuxu ka dhalatay ayaa waxaa ay ahaayeen Guryo ku dhagan Hotel Jirde oo ay leedahay Xaaska Siilaanyo isla markaana ah Hotel hada la dhisayo ayaa waxaa la dumiyay guryihii shacabka ee aagiisa ahaa.

SOMALI NEWS

To Top