WARARKA SOOMAALI

Daawo:Wiil Dhalinyaro ah oo ku nool Degmada Widhwidh oo ilkihiisa ku qaaday Kiish 50 kiilo ah iyo Daawe Gaadhi Yaabka-Video

Widhwidh Cabdiqani Maxamuud Waa Wiil Soomaliyeed Oo Kunool Degmada Widhwidh Ee Gobolka Cayn Waxaana Wiilkaasi Uu Yahay Mid Sooban Dhigay Dhacdo Yaab Leh Oo Ah Isagoo Ilkihiisa Kuqaaday Kiish Hadhuudha Oo 50 Kiilo Ah Iyo Daawe Gaadhi Oo Nooca Waraadahada Ah

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Inankan Oo Warbaahinta Usooban Dhigay Hibada Alle Siiyey Ayaa Waxa Uu na Codsaday In Wiilkan Lagu Soodaro Tartamada Caalamiga Aduunka Oo Uu Sheegay In Uu Soomaliya Uu Utartami Karo Hadii Uu Helo Tababaro Waa Weyn

SOMALI NEWS

To Top