WARARKA SOOMAALI

Daawo:Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Khaatumo oo tagay Hargeysa iyo waraysi uu bixiyey“Faratoon iyo Xaglotoosiye waa Rag shaqo tagay”-Video

Madaxwayne ku xigeenka maamulka Khaatumo Maxamuud Caana-nuug  oo Waraysi Bixiyey ayaa wuxuu ka hadlay Arimo kala duwan oo Khuseeya maamulka Khaatumo.  iyo Deegaanada maamulka Khaatumo.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dhinaca kale mar wax laga waydiiyey Xubnaha kasoo jeeda deegaanada Khaatumo ee Ku sugan Hargeisa, Islamarkaana Xilalka ka haya Somaliland, ayuu sheegay inuu yihiin Xubno soo shaqo tegay,  Isagoo xusay Faratoon iyo Xaglotoosiye.

SOMALI NEWS

To Top