WARARKA SOOMAALI

Daawo:Maamulka Puntland iyo Galmudug oo Heshiis Xabad joojin ah ku gaadhay Gaalkacayo,Cidii jabisaa waa fidno wadayaal-Video

Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ku gaadhay Heshiisyo ka Kooban Qodobo Dhowr ah, iyadoo laga hadlay Sidii Xal Buuxa looga gaadhi Lahaa Xaalada Gobolka Mudug.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Waxyaabaha diirada lagu saaray ayaa waxaa kamid ahaa In la Qabto shirwayne dib u heshiisiin ah oo lagu Xalinayo Khilaafaadka Mudug, In Labada maamul ay Hirgeliyaan Heshiyadii ay Horey u wada Gaadhaaneen, in la Furo Wadooyinka Xidhan ee Gaalkacyo, Lana Kormeero Hirgelintii Xabad-joojinta.

SOMALI NEWS

To Top