Suuqyada Magaalada Hargeysa, Gaar ahaana suuqa weyn ee Waaheen ayaa waxaa weerar ba’an ku haya tuugta koox koox u socota oo xadaya dadka macaamiisha ah iyo allaabta ganacsatada suuqa wax ku iibisa kuwaas oo iskugu jira Rag iyo Dumar.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
