Gabar uu dhawaan Magalada Boosaaso si arxan dara ah ugu kufsaday Askari ka tirsan Ciidanka Puntland ayaa ka hadashay sidey wax u gaareen.
Sidoo kale Ehelada Gabadha ayaa sheegay in Askarigu uu rasaas kala beegsaday xubinta taranka,imikana uu xalkeedu liito.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
![](https://horufadhimedia.com/wp-content/uploads/2021/12/logo2-3.jpg)