WARARKA SOOMAALI

Daawo:Dagaalkii ugu xumaa oo u dhaxeeya Muuse Biixii iyo Beesha Habar-jeclo“Muusow Kiraad ku degan tahay Hargeysa,,-Video

Ugaaska Guud ee Beesha Bariga Burco Isxaaq Aadan Jaamac  ayaa ka Jawaabay Hadalkii maalintii shalay kasoo yeedhay mid kamid ah Madax dhaqameedka Beesha Subeer-awal, Kaasi oo sheegay inay Hargeisa kasaari doonaan Hadii ay u codayn waayaan Muuse Biixi.

“Waa Bar-madow oo Ceeb iyo Cadaawad ka tan wayn  usoo jiidi Kara Beesha Subeer Awal,   Waxaana Ceeb idinku ah idoonkoo aan ka Maar-mayn Habar-jeclo, Inaad tidhaahdaan Khasab ayaad ku Codaynaysaa “ ayuu yidhi.

” Hanbajaada Awal oo dhan ayaan waxba yeeli karin Habar-jeclo,  waana Nin iska Hadlay Boqor Bad-madow,  Waanu  ka Tashanaynaa Cida aanu soo Saari doono,  Muuse Biixi Hadaladii aan ka Maqli Jiray Iyo Kuwa aanu Hada Maqalnay Ciwaankoodu waa  mid Fool Xun,  Mana Sugi doono Casharka ay dhigi Doonaan” ayuu yidhi.

 HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dhinaca kale wuxuu sheegay in Xiligan magaalada  Hargeisa inteeda badan ay  iska leedahay Beesha Bariga Burco “Hargaysa hadii laga Hadlo Habar-jeclo ayaa maanta iska leh, Beeshii Horey u daganayd Kiro ayay Qaadataa,  Waxna Sucuudiga ayay ugu Dhoofeen Lacagtii aanu siinay.” ayuu Yidhi Isxaaq Aadan Ugaaska Beesha Bariga Burco.

SOMALI NEWS

To Top