WARARKA SOOMAALI

Daawo:Dagaal dhexmaray Dad iyo Doofaaro Haraadan oo Weerar kusoo qaaday Shacab ku dhaqan Duleedka Burco-Video

Xaalada adag ee abaarta ka dhashay ayaa keentay in dadkii iyo duurjoogta ku dagaalamaan ceel biyoodyo ku yaal tuulooyinka Ceeg iyo Ceel-xume oo ka tirsan degmada Burco ee maamulka Somaliland.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Kooxo Doofaaro ah oo haraadsan ayaa soo weeraray ceeybiyoodyo ay dadka iyo xoolaha ka hoorsanayeen haraaga biyo aan badneyn ee ceelasha deegaanadaasi ku yaal, waxayna dadka iyo duunyada wada saameysay haraadka dhex maray dagaal.

Waxgarad ka tirsan dadka deegaanka oo markii danbe is xil qaamay ayaa caagag biyo ah u iibiya doofaarada oo u adkeysan waayay haraadka iyo abaarta ka jirta deegaanadaasi.

SOMALI NEWS

To Top