Culimada waa weyn ee Gobalka Togdheer ayaa si adag uga hadlay xadhiga Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo mudo ku dhow Hilaadii 2bilood u xidhan si xaqdaro ah maamulka Somaliland kuwaas oo ka cadhooday Dabaal degyo waaw ayn oo uu kaga qayb Galay Magaalada Muqdisho markii la doortay madaxweyne Farmaajo 8 febraaayo.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
