WARARKA SOOMAALI

Daawo:Cabdiweli Gaas oo Tumanaya Goob Salaad lagu Tukanayo iyo Fadeexad soo food saartay Socdaalkiisa-Video

Madaxweynaha Maamulka Garoowe ee Puntland Cabdiweli Gaas ayaa sameeyay arrin aad Baraha Bulshada looga hadal hayo kadib markii uu Booqasho uu ku joogay Wadanka Norway xaflad soo dhaweyn ah oo uu ku qabsaday uu goob Tumasho iyo Fasahaad isku badashe muuqaalkan aad Daawan doontaan waxaa ka muuqda arin argagax leh Salaad lagu tukanayo qayb kamid ah Madasha iyo Cabdiweli Gaas oo Music uu ku tumanayo hawada ku shareeray.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top