WARARKA SOOMAALI

Daawo:Barnaamij gaara oo laga Diyaariyey Xaaladda Abaarta ee Buuhoodle,Masuuliyiin ka socda Mamulka Khaatumo oo booqday Barakacayaasha iyo-Video

Abaarta way kasii daraysaa Xaaladu waa mid sii adkaanaysa marba marka ka dambeysa,Biyo la,aan Hoy la,aan iyo Nafaqa daradu waa mid daris dhow la ah dadka xoolihii ka dhamaadeen ee soo buux dhaafiyey Duleedka Buuhoodle.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Masuuliiyiin ka socda Golaha deegaanka ee Buuhoodle iyo xubno kale ayaa booqday dadku wa kuwo aad u diifaysan lana il daran xaalada aabaarta taas oo aad u saamaysay guud ahaan marka koowaad waxay dalbanayaan Cunto iyo Biyo marka labaadna waxay dalbanayaan Hoy iyo meel ay dhaxanta iyo Qoraxda ka galaan.

Jaaliyadaha,Hay,adaha Calaamiga aha iyo guud ahaan Uamadda Muslimiinta ah Dadkan waxay ka codsanayaan in loo fidiyo Gurmad deg deg ag oo Bini,aadanimo si loo bad baadiyo nafahooda madaama ay xoolihii kol hore dhaafeen.

Wararka Warbaahinta Horufadhi.com

SOMALI NEWS

To Top