Ramadaan Mubaarak. Allah (swt) waxaan ka baryayaa in Ramadaanteenan uu ku dhigo midii ina anfacda. Inaka iyo dadkeenana tii ka faa’idaysta Allah ka dhigo.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Hadaad waqti u hesho fadlan daawo barnamijkan. Waa barnaamij fudud oo hadana aad ku kasban karto malaayiin xasanaad ah
